Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Cuqdadda iyo Xiqdiga new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Cuqdadda iyo Xiqdiga
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Cuqdadda iyo Xiqdiga
سلسلة الأخلاق – الغل والحقد
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
الغل والحقد
قال الله تعالى :
ونزعنا ما في صدورهم من غل إخوانا على سرر متقابلين
( الحجر : 47 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
ولا تباغضوا ، ولا تدابروا
متفق عليه
Taxanaha Akhlaaqdda – Cuqdadda iyo Xiqdiga (الغل والحقد)
Akhlaaqdda xun ee Shareecadu reebtay dadkana ooga digtay
Cuqdadda iyo Xiqdiga
Alle SWT wuxuu yiri:
“Waxaanna ka saarney waxa ku jira laabahooda oo cuqdad ah, iyagoo walaalo ah kuna fadhiya sariiro iska soo horjeeda.”
(Suuradda Al-Xijr: 47)
Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri:
“Ha is necbaanina, hana isu jeedinina dhabarrada.”
Waxaa isku raacay werintiisa Al-Bukhaari iyo Muslim.

10
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img