Document

Ma bannaan tahay in la baryo dadka dhintay ama maqane jooga?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Ma bannaan tahay in la baryo dadka dhintay ama maqane jooga?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Ma bannaan tahay in la baryo dadka dhintay ama maqane jooga?
العقيدة سؤال وجواب – هل نستغيث بالأموات أو الغائبين ؟
لا نستغيث بهم بل نستغيث بالله
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
إذ تستغيثون ربكم فاستجاب لكم
[الأنفال : 9]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
عن أنس بن مالك رضي الله عنه :كان النبي صلى الله عليه وسلم إذا كربه أمر قال:
يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث
رواه الترمذي وحسنه الألباني
Caqiidada: Su’aal iyo Jawaab
3. Ma bannaan tahay in la baryo dadka dhintay ama maqane jooga?
Maya, waa in Alle keligiis la baryaa.
Caddeynta Qur’aanka:
“Markaad rabigiin baryaysaan, wuu idiin aqbalay.”
(Suuradda Al-Anfaal: 9)
Caddeynta Sunnada:
Marka uu Rasuulka SCW dhib qabo, wuxuu oran jiray:
“Ya Xayu, Yaa Qayuum, naxariistaadda ayaan kuugu baryayaa.”
(Waxaa weriyey Tirmidi, waxaana xasan ka dhigay Al-Albaani)

33
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img