Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Oofinta Ballanka new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Oofinta Ballanka
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Oofinta Ballanka
سلسلة الأخلاق – الوفاء بالعهد
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الوفاء بالعهد
قال الله تعالى :
وأوفوا بالعهد إن العهد كان مسئولا
( الإسراء : 34 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
أربع من كن فيه كان منافقا خالصا ، ومن كانت فيه خصلة منهن كانت فيه خصلة من النفاق حتى يدعها: إذا اؤتمن خان ، وإذا حدث كذب ، وإذا عاهد غدر ، وإذا خاصم فجر.
متفق عليه واللفظ للبخاري
Taxanaha Akhlaaqdda – Oofinta Ballanka
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Oofinta Ballanka
Qur’aanka Kariimka wuxuu Eebbe ku yiri:
“Oofiya ballanka, maxaa yeelay ballanka waa mid la is weydiin doono.”
(Suuradda Al-Israa’: 34)
Nabi Muxammad (NNKH) wuxuu yiri:
“Afar arrimood qofkii lagu arko wuxuu noqdaa munaafiq saafi ah; qofkii hal sifo oo ka mid ah laga helena waxaa ku jira sifo munaafaqnimo ilaa uu ka tago:
Haddii la aamino wuu khiyaamaa,
Haddii uu hadlo been ayuu sheegaa,
Haddii uu ballan qaado wuu jebiyaa,
Haddii uu murmo xadgudub buu sameeyaa.”
Waxaa weriyey Saxiix al-Bukhari iyo Saxiix Muslim, lafdigana Al-Bukhari ayaa iska leh.

4
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img