Document

Su,aal:- Goorma ayaa Muslimiintu guulaysan doonaan?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su,aal:- Goorma ayaa Muslimiintu guulaysan doonaan?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su,aal:- Goorma ayaa Muslimiintu guulaysan doonaan?

العقيدة سؤال وجواب – متى ينتصر المسلمون ؟
إذا عملوا بكتاب ربهم وسنة نبيهم
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
يا أيها الذين آمنوا إن تنصروا الله ينصركم ويثبت أقدامكم
[محمد : 7]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
لا تزال طائفة من أمتي منصورين
رواه ابن ماجة وصححه الألباني

Su’aalo iyo Jawaabo ku saabsan Caqiidadda
Su,aal:- Goorma ayaa Muslimiintu guulaysan doonaan?
Jawaab :- Markay ku dhaqmaan Kitaabka Rabbi iyo Sunnada Nabigooda.
Daliilka Qur’aanka Kariimka
Alle ayaa yiri:
“Kuwa xaqa rumeeyow haddii aad Alle ugargaartaan, alle wuu idiin gargaari wuxuuna sugi gomadihiina.”
[Muhammad: 7]
Daliilka Sunnada Nabiga (NNKH)
Nabiga (NNKH) wuxuu yiri:
” Koox ummadda ka mid ah ka suuli meyso inay guuleysan.”
Waxaa weriyey Ibnu Maajah, waxaana saxiixiyey Al-Albaani.

42
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img