Su,aal:- Ma jirtaa Bidco wanaagsan?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su,aal:- Ma jirtaa Bidco wanaagsan?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su,aal:- Ma jirtaa Bidco wanaagsan?

العقيدة سؤال وجواب – هل في الدين بدعة حسنة ؟
ليس في الدين بدعة حسنة
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
اليوم أكملت لكم دينكم وأتممت عليكم نعمتي ورضيت لكم الإسلام دينا
[المائدة : 3]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
وإياكم ومحدثات الأمور فإن كل محدثة بدعة، وكل بدعة ضلالة
رواه أبو داود وصححه الألباني
Su’aalo iyo Jawaabo ku saabsan Caqiidadda
Su,aal:- Ma jirtaa Bidco wanaagsan?
Jawaab :- Ma jirto diinta bidco wanaagsan.
Daliilka Qur’aanka Kariimka
Alle ayaa wuxuu yiri:
“Maanta waxaan dhammeystiray diintiinna waxaanan idiin taam yeelay nimcadaydii, waxaana idiin doortay diinta islaamka.”
[Al-Maa’idah: 3]
Daliilka Sunnada Nabiga (NNKH)
Nabiga (NNKH) wuxuu yiri:
“Waxaan idiinka digayaa waxyaabaha cusub ee diinta lagu soo kordhiyey, waayo wax kasta oo lasoo kordhiyey waa bidco, bidcana waa baadinimo.”
Waxaa weriyey Abuu Daawuud, waxaana saxiixiyey Al-Albaani.

22
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img