Document

Su’aal: Maxay tahay bidcada diinta?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su’aal: Maxay tahay bidcada diinta?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su’aal: Maxay tahay bidcada diinta?
العقيدة سؤال وجواب – ما هي البدعة في الدين ؟
كل ما لم يقم عليه دليل شرعي
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
أم لهم شركاء شرعوا لهم من الدين ما لم يأذن به الله
[الشورى : 21]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد
متفق عليه
[أي غير مقبول]

Su’aal iyo Jawaab kusaabsan Caqiidadda
Su’aal: Maxay tahay bidcada diinta?
Jawaab: Bidcada diinta waa wax kasta oon loo heynin daliil sharci.
Daliilka Qur’aanka Kariimka :
Allaah ayaa yiri:
“ Ma waxey lee yihiin shurako usharciyeysa diinta xageeda wuxuusan alle u idmin .”
[Ash-Shuura: 21]
Daliilka Sunadda Nabiga S.c.w.:
Rasuulka (Salla Allaahu calayhi wa sallam) ayaa yiri:
“Qof kasta oo wax cusub oon diinta ka mid aheyn kusoo dara waa in la diido.” Lagana aqbali maayo
(Al-Bukhaari iyo Muslim)

40
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img