Su’aal: Maxaan sameynaa haddii aan is khilaafno?
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Su’aal: Maxaan sameynaa haddii aan is khilaafno?
العقيدة سؤال وجواب – ماذا نفعل إذا اختلفنا ؟
نعود إلى الكتاب والسنة الصحيحة
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
فإن تنازعتم في شيء فردوه إلى الله والرسول
[النساء : 59]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
تركت فيكم أمرين ، لن تضلوا ما تمسكتم بهما : كتاب الله وسنة رسوله
قال الألباني : إسناده حسن (تخريج مشكاة المصابيح)
Su’aal iyo Jawaab kusaabsan Caqiidadda
Su’aal: Maxaan sameynaa haddii aan is khilaafno?
Jawaab: Waa inaan u laabannaa Qur’aanka iyo Axaadiista saxda ah.
Daliilka Qur’aanka Kariimka :
Allaah ayaa yiri:
“ Haddii aad wax ku murantaan, u soo celiya Allaah iyo Rasuulkiisa.”
[An-Nisaa: 59]
Daliilka Sunadda Nabiga S.c.w.:
Rasuulka (Salla Allaahu calayhi wa sallam) ayaa yiri:
“Waxaan idin ka tagay laba arrimood, haddii aad ku adkaataan, waxay idiin keenaysaa hanuun: Qur’aanka iyo Axaadiista Rasuulkiisa.”
(Al-Albaani wuxuu yiri sanadkiisu waa xasan) Kitaabka mishkaatul masaabiix ayaana lagu xaqiijiyey.