Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Khiyaanada new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Khiyaanada
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Khiyaanada
سلسلة الأخلاق – الخيانة
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
الخيانة
قال الله تعالى :
إن الله لا يحب كل خوان كفور
( الحج : 38 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
وأعوذ بك من الخيانة ، فإنها بئست البطانة
رواه أبو داود وحسنه الألباني
Taxanaha Akhlaaqdda – Khiyaanada (الخيانة)
Akhlaaqdda xun ee Shareecadu reebtay dadkana ooga digtay
Khiyaanadda
Alle SWT wuxuu yiri:
“Hubaal Alle ma jecla qof kasta oo khiyaano badan oo gaalnimo badan.”
(Suuradda Al-Xaj: 38)
Rasuulka Alle ﷺ wuxuu ducadiisa ku yiri:
“Waxaan kaa magan galay khiyaanadda, waayo iyadu waa saaxiibka ugu xun.”
Waxaa weriyey Abuu Daawuud, waxaana xasan kadhigay Al-Albaani.

8
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img