Document

Su’aal: Waa maxay dhexdhexaadinta Rasuulka (NNKH)?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su’aal: Waa maxay dhexdhexaadinta Rasuulka (NNKH)?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su’aal: Waa maxay dhexdhexaadinta Rasuulka (NNKH)?
Su’aal iyo Jawaab ku saabsan Caqiidadda
Su’aal: Waa maxay dhexdhexaadinta Rasuulka (NNKH)?
Jawaab: dhexdhexaadiyaha Nabi (NNKH) waa gaarsiinta xaqa.
Daliilka Qur’aanka Kariimka:
”Yaa Rasuul, gaarsii waxa lagaaga soo dejiyay Rabbigaaga.” (Al-Maa’idah: 67) Daliilka Sunnada Nabiga S.c.w :
Nebigu (NNKH) wuxuu yiri: “Ya Allaah, ma gaarsiiyay? Allahayow makhraati ka ahow.” (Muslim)
Saxaabaduna waxey ku jawaabeen Makhraati baan ka nahay inaad gaarsiisey.

33
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img