Maxay tahay xukunka ku saabsan shaqada sixirka?
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Maxay tahay xukunka ku saabsan shaqada sixirka?
العقيدة سؤال وجواب – ما حكم العمل بالسحر ؟
العمل بالسحر من الكفر
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
ولكن الشياطين كفروا يعلمون الناس السحر
[البقرة : 102]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
اجتنبوا السبع الموبقات . . . : الشرك بالله ، والسحر . . .
رواه مسلم
Su’aal iyo Jawaab ku saabsan Caqiidadda
Maxay tahay xukunka ku saabsan shaqada sixirka?
Shaqada sixirku waa kufri.
Daliilka Qur’aanka Kariimka :
oAllaah ayaa yiri: “Laakiin shayaadiinta ayaa kufridey, waxayna dadka barayaan sixirka” [Al-Baqara: 102].
Daliilka Sunada Nebiga (SCW):
oNabiga (SCW) ayaa yiri: “Ka fogow toddobada shay ee masiibada leh… Shirkiga Illaahay iyo sixirka…”
oWaxaa weriyay Muslim.