Ma bannaan tahay in kaalmo laweydiisto cid aan Alle ahayn?
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Ma bannaan tahay in kaalmo laweydiisto cid aan Alle ahayn?
العقيدة سؤال وجواب – هل تجوز الاستعانة بغير الله ؟
لا تجوز الاستعانة إلا بالله
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
إياك نعبد وإياك نستعين
[الفاتحة : 5]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
إذا سألت فاسأل الله ، وإذا استعنت فاستعن بالله
رواه الترمذي وصححه الألباني
Caqiidada: Su’aal iyo Jawaab
4. Ma bannaan tahay in kaalmo laweydiisto cid aan Alle ahayn?
Maya, ma banana in kaalmo laweydiisto cid aan Alle ahayn.
Caddeynta Qur’aanka:
“Adiga oo keliya ayaan caabudaynaa, adiga oo keliya ayaan kaa kaalmo waydiisanaynaa.”
(Suuradda Al-Faatiha: 5)
Caddeynta Sunnada:
Rasuulka SCW wuxuu yiri:
“Markaad wax waydiisanaysid, Alle waydii. Markaad kaalmo doonaysidna, Alle kaalmaysato.”
(Waxaa weriyey Tirmidi, waxaana saxiixay Al-Albaani)