Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Tuhunka Xun (Malo awaalka)

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Tuhunka Xun (Malo awaalka)
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Tuhunka Xun (Malo awaalka)
سلسلة الأخلاق – سوء الظن
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
سوء الظن
قال الله تعالى :
يا أيها الذين آمنوا اجتنبوا كثيرا من الظن إن بعض الظن إثم
( الحجرات : 12 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
إياكم والظن ، فإن الظن أكذب الحديث
متفق عليه
Taxanaha Akhlaaqdda – Tuhunka Xun (Malo awaalka)
Akhlaaqdda xun ee Shareecadu reebtay dadkana ooga digtay
Tuhunka Xun
Alle SWT wuxuu yiri:
“Kuwa xaqa rumeeyow! Ka fogaada tuhmooyinka badan, maxaa yeelay qaar ka mid ah tuhanka waa dambi.”
(Suuradda Al-Xujuraat: 12)
Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri:
“Ka digtoonaada tuhanka, waayo tuhanku waa hadalka ugu beenta badan.”
Waxaa isku raacay werintiisa Al-Bukhaari iyo Muslim.

14
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img