Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Israafka iyo Xad-dhaafka

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Israafka iyo Xad-dhaafka
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Israafka iyo Xad-dhaafka
سلسلة الأخلاق – الإسراف والتبذير
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
الإسراف والتبذير
قال الله تعالى :
وكلوا واشربوا ولا تسرفوا إنه لا يحب المسرفين
( الأعراف : 31 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
كلوا واشربوا وتصدقوا والبسوا ما لم يخالطه إسراف أو مخيلة
رواه ابن ماجة وحسنه الألباني
Taxanaha Akhlaaqdda – Israafka iyo Xad-dhaafka
Akhlaaqdda xun ee shareecadu nacday dadkana ka reebtay waxaa ka mid ah:
Israafka iyo Xad-dhaafka
Alle SWT wuxuu yiri:
“Cuna oo cabba, hana xad-dhaafina; maxaa yeelay Alle ma jecla kuwa xad-dhaafka sameeya.”
(القرآن الكريم: 31)
Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri:
“Cuna, cabba, sadaqeysta, oo xirta dhar, hadeysan ku jirin xad-dhaaf ama isla weynaan.”
Waxaa wariyey Ibn Maajah, waxaana xasan kadhigay Muhammad Naasiruddiin al-Albaani.

14
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img