Taxanaha Akhlaaqdda – Asturnaanta (Qarin iyo Daboolid)
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
سلسلة الأخلاق – الستر
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الستر
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
لا يستر عبد عبدا في الدنيا ، إلا ستره الله يوم القيامة
رواه مسلم
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
إن الله عز وجل حيي ستير يحب الحياء والستر
رواه أبو داود وصححه الألباني
Taxanaha Akhlaaqdda – Asturnaanta (Qarin iyo Daboolid)
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana amartay
Asturnaanta
Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu yiri:
“Addoon ma asturo adduunka addoon kale, illaa illaahaybaa asturi doonaa maalinta Qiyaamaha.”
Waxaa wariyay Muslim.
Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu yiri:
“Ilaahay (Cazza wa Jalla) waa mid xishood badan oo astur badan, wuxuuna jecel yahay xishoodka iyo asturnaanta.”
Waxaa wariyay Abuu Daawuud, Al-Albaani ayaana saxiixiyey.