Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Dulqaadka iyo Degganaanta (Xasilloonida)

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Dulqaadka iyo Degganaanta (Xasilloonida)
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Dulqaadka iyo Degganaanta (Xasilloonida)
سلسلة الأخلاق – الحلم والأناة
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الحلم والأناة
قال الله تعالى :
ويدع الإنسان بالشر دعاءه بالخير وكان الإنسان عجولا
(الإسراء : 11 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم للأشج ، أشج عبدالقيس :
إن فيك خصلتين يحبهما الله : الحلم والأناة
رواه مسلم

Taxanaha Akhlaaqdda – Dulqaadka iyo Degganaanta (Xasilloonida)
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana amartay
Dulqaadka iyo Degganaanta
Illaahay (Subxaanahu wa Tacaalaa) wuxuu yiri:
“Aadamuhu wuxuu baryaa shar sida uu u baryo khayrka, aadamuhuna waa mid degdeg badan.”
(Suuratul Al-Israa: 11)
Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu ku yiri Al-Ashaj, Ashaj Cabdil-Qays:
“Adiga waxaa kugu sugan laba sifo oo Illaahay jecel yahay: dulqaadka iyo degganaanta.”
Waxaa wariyay Muslim.

19
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img