Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Shahaamadda (Gobannimo) new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Shahaamadda (Gobannimo)
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Shahaamadda (Gobannimo)
سلسلة الأخلاق – الشهامة
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الشهامة
قال الله تعالى :
ولما ورد ماء مدين وجد عليه أمة من الناس يسقون ووجد من دونهم امرأتين تذودان قال ما خطبكما قالتا لا نسقي حتى يصدر الرعاء وأبونا شيخ كبير ( * ) فسقى لهما ثم تولى إلى الظل
( القصص : 23-24)
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
وتعين الرجل في دابته فتحمله عليها أو ترفع له عليها متاعه ، صدقة
رواه مسلم
Taxanaha Akhlaaqdda – Shahaamadda (Gobannimo)
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Shahaamada (Gobannimo)
Eebe wuxuu yidhi:
“Markuu (Nabi Muuse C.s.w) yimid biyihii Madyan, wuxuu halkaas ka helay dad badan oo waraabinaya (xoolahooda), wuxuuna ka helay dhinacooda laba haween ah oo ka celinaya (xoolahooda). Wuxuu ku yidhi: Maxaa idin haysta? Waxay yiraahdeen: Annagu ma waraabino ilaa ay ka fulaan xoolo-dhaqatadu, aabbahayo-na waa nin waayeel ah. Markaasuu u waraabiyey labadoodii, dabadeedna hoos buu u leexday.”
(Al-Qasas: 23–24)
Rasuulka Illaahay ﷺ wuxuu yidhi:
“Inaad nin ka caawiso inuu fuulo gaadiidkiisa, ama aad u qaaddo alaabtiisa oo usaartid, waa sadaqo.”
(Waxaa weriyey Muslim)

5
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img