Silsiladda Akhlaaqdda – Iska hubinta (ka fiirsashada wararka iyo xaqiijintooda) 
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Silsiladda Akhlaaqdda – Iska hubinta (ka fiirsashada wararka iyo xaqiijintooda)
سلسلة الأخلاق – التثبت
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
التثبت
قال الله تعالى :
يا أيها الذين آمنوا إن جاءكم فاسق بنبإ فتبينوا أن تصيبوا قوما بجهالة فتصبحوا على ما فعلتم نادمين
( الحجرات : 6 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
كفى بالمرء كذبا أن يحدث بكل ما سمع
أورده مسلم في مقدمة الصحيح وصححه الألباني
Silsiladda Akhlaaqdda – Iska hubinta (ka fiirsashada wararka iyo xaqiijintooda)
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu dadka ku boorrisay kuna amartay:
Iska hubinta (ka fiirsashada wararka iyo xaqiijintooda)
Allaah (kor ahaaye) wuxuu yiri:
“Kuwa rumeyow! Haddii uu idiin yimaado faasiq warkiis, iska hubiya (ka xaqiijiya), si aanay udhicin inaad dadka ku dhibaateysaan jahli dartiis, markaasna aad ka shallaydaan wixii aad sameyseen.”
(Suuradda Al-Hujuraat: Aayadda 6)
Rasuulkii Illaahay ﷺ wuxuu yiri:
“Waxaa qof oogu ku filan beenaalenimo in uu sheego wax kasta oo uu maqlo.”
(Wuxuu Muslim ku cadeeyey horudhaca saxiixiisa, waxaana saxiixiyay Al-Albaani)