Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Isku Qanacsanaanta iyo Iscajab galinta new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Isku Qanacsanaanta iyo Iscajab galinta
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Isku Qanacsanaanta iyo Iscajab galinta
سلسلة الأخلاق – العجب
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
العجب
قال الله تعالى :
ولا تصعر خدك للناس ولا تمش في الأرض مرحا إن الله لا يحب كل مختال فخور
( لقمان : 18 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
بينما رجل يمشي في حلة ، تعجبه نفسه ، مرجل جمته ، إذ خسف الله به ، فهو يتجلجل إلى يوم القيامة
متفق عليه
Taxanaha Akhlaaqdda – Isku Qanacsanaanta iyo Iscajab galinta (العُجب)
Akhlaaqdda xun ee Shareecadu reebtay dadkana ooga digtay
Isku Qanacsanaanta iyo Iscajab galinta (العُجب)
Alle SWT wuxuu yiri:
“Dadka haka dadbin wejigaaga kibir dartiis, hana ku socon dhulka adigoo isla weyn; dhab ahaantii Alle ma jecla qof kasta oo islaweyn oo faan badan.”
(Suuradda Luqmaan: 18)
Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri:
“Nin ayaa mar socday isagoo xiran dhar qurux badan, naftiisana la dhacay, timihiisana si wanaagsan u shanleystay; markaas ayuu Alle dhulka la gooyey, wuuna sii hoobanayaa ilaa Maalinta Qiyaamaha.”
Waxaa isku raacay werintiisa Al-Bukhaari iyo Muslim.

9
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img