Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Dhexdhexaadnimo iyo Miisaamid

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Dhexdhexaadnimo iyo Miisaamid
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Dhexdhexaadnimo iyo Miisaamid
سلسلة الأخلاق – القصد والاعتدال
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
القصد والاعتدال
قال الله تعالى :
ورهبانية ابتدعوها ما كتبناها عليهم إلا ابتغاء رضوان الله فما رعوها حق رعايتها
(الحديد : 27 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
ما بال أقوام قالوا كذا وكذا ؟ لكني أصلي وأنام . وأصوم وأفطر . وأتزوج النساء . فمن رغب عن سنتي فليس مني
متفق عليه واللفظ لمسلم
Taxanaha Akhlaaqdda – Dhexdhexaadnimo iyo Miisaamid
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana amartay
Dhexdhexaadnimo iyo Miisaamid
Illaahay (Subxaanahu wa Tacaalaa) wuxuu yiri:
“Ruhbaaniyad (cibaado xad-dhaaf ah) ay iyagu samaysteen, Annagu kuma aanu qorin iyaga, waxay kaliya u doonayeen raalli ahaanshaha Illaahay, hase yeeshee si dhab ah uma ilaalin.”
(Suuratul Al-Xadiid: 27)
Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu yiri:
“Maxaa ku dhacay dad oranaya sidan iyo sidan? Anigu waan tukadaa waanan seexdaa, waan soomaa waanan afuraa, waanan guursadaa haweenka. Qofkii ka jeesta sunnadayda, igama mid aha.”
Waxaa isku raacay (Bukhaari iyo Muslim), lafdiguna waa Muslim.

13
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img