Taxanaha Akhlaaqdda – Naxariista
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Taxanaha Akhlaaqdda – Naxariista
سلسلة الأخلاق – الرحمة
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الرحمة
قال الله تعالى :
وما أرسلناك إلا رحمة للعالمين
(الأنبياء : 107 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
الراحمون يرحمهم الرحمن . ارحموا من في الأرض يرحمكم من في السماء
رواه الترمذي وصححه الألباني
Taxanaha Akhlaaqdda – Naxariista
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana amartay
Naxariista
Illaahay (Subxaanahu wa Tacaalaa) wuxuu yiri:
“Annagu kumaannu soo dirin adiga (Nabi Muxammad) waxaan aheyn inaad u ahaato dhammaan caalamka naxariis mooyee
(Suuratul Al-Anbiyaa: 107)
Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu yiri:
“Kuwa naxariista sameeya, waxaa u naxariista Ar-Raxmaan. U naxariista kuwa dhulka ku sugan, kan samada ku sugan ayaa idiin naxariisan doona.”
Waxaa wariyay Tirmidi, Al-Albaani ayaana saxiixiyey.