Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Xishoodka

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Xishoodka
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Xishoodka
سلسلة الأخلاق – الحياء
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الحياء
قال الله تعالى :
فجاءته إحداهما تمشي على استحياء قالت إن أبي يدعوك ليجزيك أجر ما سقيت لنا
(القصص : 25 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
الحياء كله خير
رواه مسلم
Taxanaha Akhlaaqdda – Xishoodka
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana amartay
Xishoodka
Illaahay (Subxaanahu wa Tacaalaa) wuxuu yiri:
“Markaas waxaa u timid midkood iyadoo si xishood leh u socota, waxayna tiri: Aabbahay ayaa kuugu yeeraya si uu kuugu abaalmariyo wixii aad noo waraabisay.”
(Suuratul Al-Qasas: 25)
Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu yiri:
“Xishoodku dhammaantiis waa khayr.”
Waxaa wariyay Muslim.

13
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img