Taxanaha Akhlaaqdda – Karaamadda (Cizzada) 
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Taxanaha Akhlaaqdda – Karaamadda (Cizzada)
سلسلة الأخلاق – العزة
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
العزة
قال الله تعالى :
ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين ولكن المنافقين لا يعلمون
( المنافقون : 8 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
شرف المؤمن صلاته بالليل ، وعزه استغناؤه عما في أيدي الناس
حسنه الألباني ( صحيح الجامع )
Taxanaha Akhlaaqdda – Karaamadda (Cizzada)
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Karaamadda (Cizzadda)
Illaahay (Subxaanahu wa Tacaalaa) wuxuu yiri:
“Karaamadu iyo Cizzadda waxaa leh Illaahay, Rasuulkiisa iyo Mu’miniinta, hase yeeshee munaafiqiintu ma oga.”
(Suuratul Munaafiquun: 8)
Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu yiri:
“Sharafka mu’minka waa salaaddiisa habeenkii, karaamadiisuna waa inuu ka maarmo waxa ku jira gacmaha dadka.”
Waxaa xadiiskan yiri xasan Al-Albaani (Saxiixul Jaamic).