Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Ilaalinta Carrabka new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Ilaalinta Carrabka
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Ilaalinta Carrabka
سلسلة الأخلاق – حفظ اللسان
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
حفظ اللسان
قال الله تعالى :
ما يلفظ من قول إلا لديه رقيب عتيد
( ق : 18 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
أمسك عليك لسانك، وليسعك بيتك، وابك على خطيئتك
رواه الترمذي وصححه الألباني
Taxanaha Akhlaaqdda – Ilaalinta Carrabka
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Ilaalinta Carrabka
Qur’aanka Kariimka wuxuu Eebbe ku yiri:
“Ma jiro hadal uu qofku ku dhawaaqo ilaa waxaa agtiisa jooga ilaaliye diyaarsan (oo diiwaangeliya).”
(Suuradda Qaaf: 18)
Nabi Muxammad (NNKH) wuxuu yiri:
“Xakamee carrabkaaga, gurigaagana ha kugu filnaado, kana ooy dembigaaga.”
Waxaa weriyey Al-Tirmidi, waxaana saxiixiyey Al-Albaani.

6
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img