Su,aal:- Qofka ma ku filan tahay inuu naftiisa hagaajiyo?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su,aal:- Qofka ma ku filan tahay inuu naftiisa hagaajiyo?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su,aal:- Qofka ma ku filan tahay inuu naftiisa hagaajiyo?

العقيدة سؤال وجواب – هل يكتفي الإنسان بإصلاح نفسه ؟
لا بد من إصلاح نفسه وأهله
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
يا أيها الذين آمنوا قوا أنفسكم وأهليكم نارا
[التحريم : 6]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
إن الله تعالى سائل كل راع عما استرعاه ، أحفظ ذلك أم ضيعه ؟
حسنه الألباني ( صحيح الجامع )

Su’aalo iyo Jawaabo ku saabsan Caqiidadda
Su,aal:- Qofka ma ku filan tahay inuu naftiisa hagaajiyo?
Jawaab :- Waa inuu hagaajiyaa qofku naftiisa iyo ehelkiisa .
Daliilka Qur’aanka Kariimka .
Alle ayaa yiri:
“Kuwa xaqa rumeeyow ka badbaadisaan naarta naftiinna iyo ehelkiina.”
[At-Taxriim: 6]
Daliilka Sunnada Nabiga (NNKH)
Nabiga (NNKH) wuxuu yiri:
“Alle wuxuu su’aalayaa qof kasta oo mas’uul ah waxa uu ka mas’uul ahaa, ma xafiday mise wuu dayacay?”
Waxaa xasan kadhigay Al-Albaani (Saxiiul-Jaamic’).

28
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img