Document

Silsiladda Akhlaaqdda – Hadalka Wanaagsan new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Silsiladda Akhlaaqdda – Hadalka Wanaagsan
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Silsiladda Akhlaaqdda – Hadalka Wanaagsan
سلسلة الأخلاق – حسن الكلام
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
حسن الكلام
قال الله تعالى :
وقولوا للناس حسنا
( البقرة : 83 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
إن موجبات المغفرة بذل السلام ، وحسن الكلام
صححه الألباني ( صحيح الجامع )
Silsiladda Akhlaaqdda – Hadalka Wanaagsan (حسن الكلام)
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu boorrisay dadkana amartay
Hadalka Wanaagsan (حسن الكلام)
Allaah subxaanahu wa tacalaa wuxuu yiri:
“Ula hadla dadka si wanaagsan.”
(Suuradda Al-Baqarah: Aayadda 83)
Rasuulkii Illaahay (NNKH) wuxuu yiri:
“Waxyaabaha keena dembi-dhaafka waxaa ka mid ah salaanta la fidiyo iyo hadalka wanaagsan.”
Waxaa saxiixiyey Al-Albaani (Saxiix al-Jaami‘)

6
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img