Document

Su,aal:- Maxay yihiin kuwa loo carooday ? iyo kuwa baadiyoobay ?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su,aal:- Maxay yihiin kuwa loo carooday ? iyo kuwa baadiyoobay ?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su,aal:- Maxay yihiin kuwa loo carooday ? iyo kuwa baadiyoobay ?
العقيدة سؤال وجواب – من هم ( المغضوب عليهم ) ومن هم ( الضالون ) ؟
المغضوب عليهم هم اليهود والضالون هم النصارى
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
غير المغضوب عليهم ولا الضالين
[الفاتحة : 7]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
اليهود مغضوب عليهم والنصارى ضلال
رواه الترمذي وصححه الألباني
Su’aalo iyo Jawaabo ku saabsan Caqiidadda
Su,aal:- Maxay yihiin kuwa loo carooday ? iyo kuwa baadiyoobay ?
Jawaab :- Kuwa loo carooday waa Yahuudda kuwa dhunsana waa Nasaaradda

Daliilka Qur’aanka Kariimka
Alle ayaa yiri:
“Markaas iyaga waa kuwa loo cadhooday iyo kuwa dhunsan.”
[Al-Faatixa: 7]
Daliilka Sunnada Nabiga (NNKH)
Nabiga (NNKH) wuxuu yiri:
“Yuhuuddu waa kuwa laga cadhooday, Nasaaraduna waa kuwa baadiyoobay.”
Waxaa soo weriyey Al-Tirmidhi, waxaana saxiixiyey Al-Albaani.

51
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img