Su,aal:- Yaa ka mid ah asxaabta ugu wanaagsan?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su,aal:- Yaa ka mid ah asxaabta ugu wanaagsan?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su,aal:- Yaa ka mid ah asxaabta ugu wanaagsan?

العقيدة سؤال وجواب – من هم أفضل الصحابة ؟
أبوبكر ثم عمر ثم عثمان ثم علي رضي الله عنهم أجمعين
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
إلا تنصروه فقد نصره الله إذ أخرجه الذين كفروا ثاني اثنين إذ هما في الغار إذ يقول لصاحبه لا تحزن إن الله معنا
[التوبة : 40]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
فعليكم بسنتي وسنة الخلفاء الراشدين المهديين ، عضوا عليها بالنواجذ
رواه ابن ماجة وصححه الألباني

Su’aalo iyo Jawaabo ku saabsan Caqiidadda
Su,aal:- Yaa ka mid ah asxaabta ugu wanaagsan?
Jawaab :- Abuubakar, ka dib Cumar, ka dib Cuthmaan, ka dib Cali (Alle ha ka raalli noqdo dhamaaqntood).
Daliilka Qur’aanka Kariimka
Alle ayaa yiri:
“Hadeydaan ugargaarin nabiga (NNKH).waxaa ugargaaray Alle markey bixiyeen kuwa gaalada ahaa , isagoo labo midkood ah markey godka ku jireen, markuu ku lahaa saaxiibkiis hawalbahaarin allaah ayaa inala jiree markaasuu alle kusoo dejiyey xasiloonidiisa kuna xoojiyey junuud aydaan arkeynin, kana yeelay kalimada kuwa gaaloobay tan hooseysa , kalimada illaahayna waatan sareysa, allena waa casiis xikmad badan.”
[At-Tawbah: 40]
Daliilka Sunnada Nabiga (NNKH)
Nabiga (NNKH) wuxuu yiri:
“Raaca sunnadayda iyo sunnada Khulafaa,u-Rashidiinta ee haggaagsan, kuna qaabsada sunadda gows danbeedka.”
Waxaa soo weriyey Ibn Maajah, waxaana saxiixiyey Al-Albaani.

26
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img