Document

Su,aal:- Yaa ugu wanaagsan dadka ka dib rasuuladii?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su,aal:- Yaa ugu wanaagsan dadka ka dib rasuuladii?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su,aal:- Yaa ugu wanaagsan dadka ka dib rasuuladii?

العقيدة سؤال وجواب – من هم أفضل الناس بعد الرسل ؟
هم أصحاب رسول الله صلى الله عليه وسلم
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
والسابقون الأولون من المهاجرين والأنصار والذين اتبعوهم بإحسان رضي الله عنهم ورضوا عنه
[التوبة : 100]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
خير الناس قرني ، ثم الذين يلونهم ، ثم الذين يلونهم
متفق عليه
Su’aalo iyo Jawaabo ku saabsan Caqiidadda
Su,aal:- Yaa ugu wanaagsan dadka ka dib rasuuladii?
Jawaab :- Waa asxaabta Nabiga (NNKH).
Daliilka Qur’aanka Kariimka
“Kuwii ku dheereeyey kheyrka ee horeeyey ee kamida muhaajiriinta iyo ansaarta, iyo kuwii ku raacay wanaagsan Allaa ka raalli noqday, iyagana way ka raalli noqdeen.”
[At-Tawbah: 100]
Daliilka Sunnada Nabiga (NNKH)
Nabiga (NNKH) wuxuu yiri:
“Dadka ugu wanaagsan waa kuwii qarnigeyga, ka dibna kuwii xiga, ka dibna kuwii xiga.”
Waxaa wariyey Bukhaari & Muslim

40
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img