لا نقدم قولا على قول الله ورسوله
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
لا نقدم قولا على قول الله ورسوله
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
يا أيها الذين آمنوا لا تقدموا بين يدي الله ورسوله
[الحجرات : 1]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
لا طاعة في معصية الله ، إنما الطاعة في المعروف
متفق عليه واللفظ لمسلم
Su’aal iyo Jawaab kusaabsan Caqiidadda
Su’aal: Maka hormarin karnaa hadal hadalkii alle iyo rasuulkiisa S.c.w.
Jawaab: Maya kama hor marin karo hadal hadalka alle iyo rasuulkiisa S.c.w.
Daliilka Qur’aanka Kariimka :
Allaah ayaa yiri:
“ Kuwa xaqa rumeeyow haka hormarinina hadal hadalkii alle iyo Rasuulkiisa.”
[Al-Xujuraat: 1]
Daliilka Sunadda Nabiga S.c.w.:
Rasuulka (Salla Allaahu calayhi wa sallam) ayaa yiri:
“Lagu adeeci maayo makhluuq macsi Waxaase la isku adeeci waxa wanaagsan ee diintu ogposhahay.”
(Waxaa soo saaray bukhaari iyo Muslim) iyo eray muslim soo saaray