لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Su’aal: Maxaa loosoo dejiyay Qur’aanka?
العقيدة سؤال وجواب – لماذا أنزل الله القرآن ؟
أنزل الله القرآن للعمل به
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
اتبعوا ما أنـزل إليكم من ربكم ولا تتبعوا من دونه أولياء
[الأعراف : 3]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
اقرأوا القرآن ، ولا تغلوا فيه ، ولا تجفوا عنه ، ولا تأكلوا به
صححه الألباني ( صحيح السيرة )
Su’aal iyo Jawaab kusaabsan Caqiidada
Su’aal: Maxaa loosoo dejiyay Qur’aanka?
Jawaab: Qur’aanka waxaa loosoo dejiyay in lagu camal falo.
Daliilka Qur’aanka Kariimka :
Allaah ayaa yiri:
“Raaca wixii Rabbigiinna xagiisa laga soo dajiyey, hana raacin alle sokadii illaahyo kale.”
[Al-Acraaf: 3]
Daliilka Sunadda Nabiga S.c.w.:
Rasuulka (Salla Allaahu calayhi wa sallam) ayaa yiri:
“Akhrista Qur’aanka, hana ku xad-gudbina hana ka fogaanina, hana ku cunina aduunyo.”
(waxaa Saxiixiyey Al-Albaani)