Waa maxay walaalnimada Mu’miniinta?
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Waa maxay walaalnimada Mu’miniinta?
العقيدة سؤال وجواب – ما هو الولاء للمؤمنين ؟
هو الحب والنصرة للمؤمنين والموحدين
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
والمؤمنون والمؤمنات بعضهم أولياء بعض
[التوبة : 71]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
المؤمن للمؤمن كالبنيان ، يشد بعضه بعضا
متفق عليه
Su’aal iyo Jawaab ku saabsan Caqiidadda
Su’aal iyo Jawaab – Waa maxay walaalnimada Mu’miniinta?
Walaalnimadu waa jacayl iyo taageero Mu’miniinta iyo kuwo Tawxiidka qaatay.
Daliilka Qur’aanka Kariimka:
Alle wuxuu yiri:
“Mu’miniinta iyo mu’minaadka qaarba qaar waa walaalo.”
[At-Tawbah: 71]
Caddaynta Sunnaha
Rasuulku (NNKH) wuxuu yiri:
“Mu’miniinta waxay isu yihiin sidii dhismayaal, midba midka kale ayuu xoojiyaa.”
Waxaa ku heshiiyey Bukhari iyo Muslim.