Su’aal: Sideen allaah ugu dhawaan karnaa –Tawasuli karnaa?
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Su’aal: Sideen allaah ugu dhawaan karnaa –Tawasuli karnaa?
Su’aal iyo Jawaab ku saabsan Caqiidadda
Su’aal: Sideen allaah ugu dhawaan karnaa –Tawasuli karnaa?
Jawaab: Waxaan ugu dhawaan karnaa magacyadiisa iyo sifooyinkiisa iyo camalka wanaagsan.
Daliilka Qur’aanka Kariimka:
”, Allaah magacyadiisa wanaagsan ku barya.” (Al-Acraaf: 180)
Daliilka Sunnada Nabiga S.c.w :
Nebigu (NNKH) wuxuu yiri: “Waxaan kugu baryayaa magac kasta oo adigu lee dahay ood adigu isku magacowday.” (Saxiix Al-Targhiib, Al-Albani)