Document

Su’aal: Ma banaan tahay in la xidho xirsi ama qardhaasyo caafimaad dartiis?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su’aal: Ma banaan tahay in la xidho xirsi ama qardhaasyo caafimaad dartiis?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su’aal: Ma banaan tahay in la xidho xirsi ama qardhaasyo caafimaad dartiis?
Su’aal iyo Jawaab ku saabsan Caqiidadda
Su’aal: Ma banaan tahay in la xidho xirsi ama qardhaasyo caafimaad dartiis?
Jawaab: Ma banana in la xidho sababtoo ah waa shirki.
Daliilka Qur’aanka Kariimka:
”Haddii Allaah kuu keeno dhib, ma jiro qof kaa feydi kara isaga mooyaane.”
(Al-Ancaam: 17) Daliilka Sunnada Nabiga S.c.w :

Nebigu (NNKH) wuxuu yiri: “Hadduu qof xidho taamim (ama qardhaas), wuxuu ku dhacay shirki.” (Saxiix Al-Jaamic, Al-Albaani)

28
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img