Ma jiraa axad kale oo ogaan kara qeybka ama qarsoodiga?
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Ma jiraa axad kale oo ogaan kara qeybka ama qarsoodiga?
العقيدة سؤال وجواب – هل يعلم الغيب أحد ؟
لا يعلم الغيب أحد إلا الله
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
وعنده مفاتح الغيب لا يعلمها إلا هو
[الأنعام : 59]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
لا يعلم الغيب إلا الله
رواه البخاري
Su’aal iyo Jawaab ku saabsan Caqiidadda
Ma jiraa axad kale oo ogaan kara qeybka ama qarsoodiga?
Ma jiro qof ogaan kara qeybka ama qarsoodiga oon Allaa aheyn
Daliilka Qur’aanka Kariimka:
oAllaah ayaa yiri: “Allaah agtiisa waxaa ahaaday furaha qeybka iyo qarsoodiga cidaan isaga aheyna ma oga . .” [Al-An’am: 59].
Daliilka Sunada Nebiga (SCW):
oNabiga (SCW) ayaa yiri: “Qeybka iyo Qarsoodiga ma oga Illaah mooyee.”
oWaxaa weriyay Bukhaari.