Ma rumaysan karnaa warka faalalowga iyo kaahinka?
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Ma rumaysan karnaa warka faalalowga iyo kaahinka?
العقيدة سؤال وجواب – هل نصدق العراف والكاهن ؟
لا نصدقهما في إخبارهما عن الغيب
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
قل لا يعلم من في السماوات والأرض الغيب إلا الله
[النمل : 65]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
من أتى عرافا أو كاهنا فصدقه بما يقول ، فقد كفر بما أنزل على محمد
صححه الألباني ( صحيح الجامع )
Su’aal iyo Jawaab ku saabsan Caqiidadda
Ma rumaysan karnaa warka faalalowga iyo kaahinka?
Ma rumaysan karo waxa ay sheegeen faalalowga iyo kaahinka.
Daliilka Qur’aanka Kariimka:
oAllaah ayaa yiri: “Waxa ku sugan Samada iyo Dhulka oo qarsoodi ah, Illaah mooyee cidna ma oga.” [An-Naml: 65].
Daliilka Sunada Nebiga (SCW):
oNabiga (SCW) ayaa yiri: “Ciddii utagta kaahin iyo faalalow oo rumeysa waxa uu sheegay, wuxuu ku kufriyey waxa loo soo dejiyey Muxammad.”
oWaxaa saxiixay Albaani (Sahih al-Jami’).