Ma banaan tahay in loo tago kaahin iyo faalalow?
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Ma banaan tahay in loo tago kaahin iyo faalalow?
العقيدة سؤال وجواب – هل يجوز الذهاب إلى الكاهن والعراف ؟
لا يجوز الذهاب إليهما
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
هل أنبئكم على من تنزل الشياطين ، تنزل على كل أفاك أثيم
[الشعراء : 221-222]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
من أتى عرافا فسأله عن شيء لم تقبل له صلاة أربعين ليلة
رواه مسلم
Su’aal iyo Jawaab ku saabsan Caqiidadda
Ma banaan tahay in loo tago kaahin iyo faalalow?
Ma banana in loo tago kaahin iyo faalalow .
Daliilka Qur’aanka Kariimka:
oAllaah ayaa yiri: “Miyaydaan ogayn kuwa shayaadiintu ku soo degi? Waxey ku soo degi qof walba oo beenaale ah oo dembiile ah.” [Ash-Shu’ara: 221-222].
Daliilka Sunadda Nebiga (SCW):
oNabiga (SCW) ayaa yiri: “Ciddii utagta kaahin oo wax ka weydiisa, salaaddiisa lama aqbalo afartan habeen ”
oWaxaa weriyay Muslim.