Document

Su’aal iyo Jawaab Caqiido ah –Waa maxay Tawxiidka Illaahay?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su’aal iyo Jawaab Caqiido ah –Waa maxay Tawxiidka Illaahay?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su’aal iyo Jawaab Caqiido ah –Waa maxay Tawxiidka Illaahay?
العقيدة سؤال وجواب – ما هو توحيد الإله؟
إفراده بالعبادة كالدعاء والنذر والحكم
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
فاعلم أنه لا إله إلا الله
[محمد : 19]
أي لا معبود بحق إلا الله
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
فليكن أول ما تدعوهم إلى أن يوحدوا الله تعالى
متفق عليه
Su’aal iyo Jawaab Caqiido ah –Waa maxay Tawxiidka Illaahay?
Waa in allaah loo kali yeelo cibaadada, sida ducada, nadarka, iyo xukunka
Daliil qur,aanka kariimka ah
Illaahay kor ahaaye wuxuu yidhi:
Ogow ma jiro illaah kale oo xaq lagu caabudo oon illaahay ahayn
[Muxammad: 19]
Yacni Illaah xaq lagu caabudo ma jiro illaaha xaqa mooyee
Daliil Sunnada Nabiga
Rasuulku (scw) wuxuu yidhi;
Ha noqoto waxa ugu horreeya ee aad ugu yeedhayso inay alle weyne kaligii caabudaan.
Bukhaari & Muslim ayaa soo saaray

32
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img