Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Xasadka new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Xasadka
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Xasadka
سلسلة الأخلاق – الحسد
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
الحسد
قال الله تعالى :
ومن شر حاسد إذا حسد
( الفلق : 5 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
ولا تحاسدوا ، ولا تباغضوا ، ولا تدابروا
متفق عليه
Taxanaha Akhlaaqdda – Xasadka (الحسد)
Akhlaaqdda xun ee Shareecadu reebtay dadkana ooga digtay
Xasadka
Alle SWT wuxuu yiri:
“Iyo sharka xaasidka marka uu wax xasdaayo.”
(Suuradda Al-Falaq: 5)
Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri:
“Ha is xaasidina, hana is necbaanina, hana isu jeedinina dhabarradda.”
Waxaa isku raacay werintiisa Al-Bukhaari iyo Muslim.

11
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img