Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Caradda new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Caradda
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Caradda
سلسلة الأخلاق – الغضب
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
الغضب
قال الله تعالى :
والذين يجتنبون كبائر الإثم والفواحش وإذا ما غضبوا هم يغفرون
( الشورى : 37 )
عن أبي هريرة رضي الله عنه :
أن رجلا قال للنبي صلى الله عليه وسلم : أوصني ، قال : لا تغضب . فردد مرارا ، قال لا تغضب
رواه البخاري
Taxanaha Akhlaaqdda – Caradda
Akhlaaqdda xun ee Shareecadu reebtay dadkana ooga digtay
Caradda
Alle SWT wuxuu yiri:
“Kuwa ka fogaada dambiyada waaweyn iyo xumaanta, marka ay cadhoodaanna way cafiyaan.”
(Suuradda Ash-Shuuraa: 37)
Waxaa laga wariyey Abuu Hurayrah (RC):
Nin ayaa ku yiri Nebiga Salallaahu Caleyhi wasalam:
“I dardaaran.”
Nabigu Salallaahu Caleyhi wasalam wuxuu yiri:
“Ha cadhoonin.”
Ninkii marar badan ayuu su’aashii ku celceliyey, Nebiguna Salallaahu Caleyhi wasalam wuxuu ku jawaabay:
“Ha cadhoonin.”
Waxaa weriyey Al-Bukhaari.

12
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img