Taxanaha Akhlaaqdda – Muranka iyo Isqabqabsiga
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Taxanaha Akhlaaqdda – Muranka iyo Isqabqabsiga
سلسلة الأخلاق – الجدال والمراء
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
الجدال والمراء
قال الله تعالى :
وكان الإنسان أكثر شيء جدلا
( الكهف : 54 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
أنا زعيم ببيت في ربض الجنة لمن ترك المراء وإن كان محقا
رواه أبو داود وحسنه الألباني
Taxanaha Akhlaaqdda – Muranka iyo Isqabqabsiga
Akhlaaqdda xun ee shareecadu nacday dadkana ka reebtay waxaa ka mid ah:
Muranka iyo doodda aan faa’iidada lahayn.
Alle SWT wuxuu yiri:
“Dadkuna waxey ahaadeen kuwa ugu muranka badan.”
(القرآن الكريم: 54)
Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri:
“Anigu waxaan damaanad qaadayaa guri ku yaal hareeraha Jannada qofkii ka taga muranka, xitaa hadduu xaq ku taagan yahay.”
Waxaa wariyey Abu Dawud, waxaana xasan ka dhigay Muhammad Nasiruddin al-Albaani.