Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Been-abuurka iyo Aflagaadadda new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Been-abuurka iyo Aflagaadadda
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Been-abuurka iyo Aflagaadadda
سلسلة الأخلاق – الافتراء والبهتان
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
الافتراء والبهتان
قال الله تعالى :
والذين يؤذون المؤمنين والمؤمنات بغير ما اكتسبوا فقد احتملوا بهتانا وإثما مبينا
( الأحزاب : 58 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
ومن قال في مؤمن ما ليس فيه أسكنه الله ردغة الخبال حتى يخرج مما قال .
رواه أبو داود وصححه الألباني

Taxanaha Akhlaaqdda – Been-abuurka iyo Aflagaadadda
Akhlaaqda xun uu shareecadu nacday dadkana ka reebtay waxaa ka mid ah:
Been-abuurka iyo ku sheegidda dadka wax aysan ahayn.
Alle SWT wuxuu yiri:
“Kuwa dhiba mu’miniinta rag iyo dumarba iyagoo aan wax dambi ah gelin, waxay dhab ahaan xambaareen been weyn iyo dambi cad.”
(القرآن الكريم: 58)
Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri:
“Qofkii mu’min ku sheega wax aanu ahayn, Alle wuxuu dejin doonaa ‘Radgatul-Khabaal , xabsi naareed’ ilaa uu ka noqdo wixii uu sheegay.”
Waxaa wariyey Abu Dawuud, waxaana saxiixiyey Muhammad Naasiruddiin Al-Albaani.

9
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img