Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Qarinta Sirta

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Qarinta Sirta
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Qarinta Sirta
سلسلة الأخلاق – كتم السر
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
كتم السر
عن أبي بكر الصديق رضي الله عنه انه قال :
. . . فلم أكن لأفشي سر رسول الله صلى الله عليه وسلم
رواه البخاري
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ”
إذا حدث الرجل الحديث ثم التفت فهي أمانة
رواه الترمذي وحسنه الألباني

Taxanaha Akhlaaqdda – Qarinta Sirta
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana amartay
Qarinta Sirta
Waxaa laga weriyey Abuu Bakar As-Siddiiq (Illaahay haka raalli noqdee) inuu yiri:
“… Mana aanan ahayn mid faafiya sirta Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato).”
Waxaa wariyay Bukhaari.
Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu yiri:
“Haddii nin kuu sheego hadal dabadeedna uu jeesto (si uu u hubiyo inaan la maqlin), waa amaano (sir la dhowrayo).”
Waxaa wariyay Tirmidi, Al-Albaani ayaana yiri waa xasan.

13
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img