Taxanaha Akhlaaqdda – Waracnimadda (Xalaal miirashadda)
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Taxanaha Akhlaaqdda – Waracnimadda (Xalaal miirashadda)
سلسلة الأخلاق – الورع
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الورع
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
دع ما يريبك إلى ما لا يريبك
رواه الترمذي وصححه الألباني
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
خير دينكم الورع
صححه الألباني ( صحيح الجامع )
Taxanaha Akhlaaqdda – Waracnimadda (Xalaal miirashadda)
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana amartay
Waracnimo (Xalaal miirashadda)
Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu yiri:
“Ka tag waxa ku shaki gelinaya, u gudub waxa aan ku shaki gelinayn.”
Waxaa wariyay Tirmidi, Al-Albaani ayaana saxiixiyey.
Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu yiri:
“Diintiinna waxa ugu khayr badan waa waracnimadda’.”
Waxaa saxiixiyey Al-Albaani (Saxiixul Jaamic)