Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Mahadnaqidda (Shukriga) new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Mahadnaqidda (Shukriga)
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Mahadnaqidda (Shukriga)
سلسلة الأخلاق – الشكر
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الشكر
قال الله تعالى :
بل الله فاعبد وكن من الشاكرين
( الزمر : 66 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
من لم يشكر الناس لم يشكر الله
رواه الترمذي وصححه الألباني
Taxanaha Akhlaaqdda – Mahadnaqidda (Shukriga)
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Mahadnaqidda (Shukriga)
Qur’aanka Kariimka wuxuu Eebbe ku yiri:
“Balse Illaahay caabud, kana mid noqo kuwa mahadnaqa.”
(Suuradda Az-Zumar: 66)
Nabi Muxammad (NNKH) wuxuu yiri:
“Qofkii aan dadka u mahadnaqin, Illaahay uma mahadnaqo.”
Waxaa weriyey Al-Tirmidi, waxaana saxiixiyey Al-Albaani.

5
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img