Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Showrka (Wadatashiga) new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Showrka (Wadatashiga)
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Showrka (Wadatashiga)
سلسلة الأخلاق – الشورى
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الشورى
قال الله تعالى :
وأمرهم شورى بينهم
( الشورى : 38 )
عن عبدالله بن عمر رضي الله عنهما :
أن النبي صلى الله عليه وسلم استشار الناس لما يهمهم إلى الصلاة . . .
رواه ابن ماجة وحسنه الألباني
Taxanaha Akhlaaqdda – Showrka (Wadatashiga)
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Shooraha (Wadatashiga)
Qur’aanka Kariimka wuxuu Eebbe ku yiri:
“Arrimahooduna waa kuwo ay ku wada tashadaan dhexdooda.”
(Suuradda Ash-Shuuraa: 38)
Waxaa laga wariyey Cabdullaahi ibn Cumar (RC):
In Nabi Muxammad (NNKH) uu la tashan jiray dadka arrimaha khuseeya, gaar ahaan qaabka salaadda loo aadaamo…
Waxaa weriyey Ibnu Maajah, waxaana xasan kadhigay Al-Albaaani.

4
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img