Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Ereygga Wanaagsan

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Ereygga Wanaagsan
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Ereygga Wanaagsan
سلسلة الأخلاق – قول الخير
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
قول الخير
قال الله تعالى :
ومن أحسن قولا ممن دعا إلى الله وعمل صالحا وقال إنني من المسلمين
( فصلت : 33 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليقل خيرا أو ليصمت
متفق عليه
Taxanaha Akhlaaqdda – Ereygga Wanaagsan
Akhlaaqda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Ereygga Wanaagsan
Eebe wuxuu yidhi:
“Yaa hadal ahaan uga wanaagsanaan kara kan ugu yeedha (dadka) Illaahay, camal suubana sameeya, oo yidhaahda: Anigu waxaan ka mid ahay Muslimiinta.”
(Qur’aanka Kariimka – Suurat Fussilat: 33)
Rasuulka Illaahay ﷺ wuxuu yidhi:
“Qofkii rumaysan Illaahay iyo Maalinta Aakhiro, ha ku hadlo khayr ama ha aamuso.”
(Waxaa isku raacay Bukhaari iyo Muslim)

49
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img