Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Xoogga (Ad-adaygga iyo Dadaalka)

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Xoogga (Ad-adaygga iyo Dadaalka)
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Xoogga (Ad-adaygga iyo Dadaalka)
سلسلة الأخلاق – القوة
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
القوة
قال الله تعالى :
قالت إحداهما يا أبت استأجره إن خير من استأجرت القوي الأمين
( القصص : 26 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
المؤمن القوي خير وأحب إلى الله من المؤمن الضعيف ، وفي كل خير
رواه مسلم
Taxanaha Akhlaaqdda – Xoogga (Ad-adaygga iyo Dadaalka)
Akhlaaqda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Xoogga iyo kartida
Allaah Subxaanahu watacaalaa wuxuu yiri:
“Mid ka mid ah labadoodii (gabdhaha) ayaa tiri: Aabow, shaqaale kadhigo, ninka ugu fiican ee aad shaqaalaysato waa kan xooga leh oo aaminka ah.”
(Al-Qaṣaṣ: 26)
Nabiga ﷺ wuxuu yiri:
“Muu’minka xooggan ayaa ka kheyr badan, Allena ka jecel yahay muu’minka daciifka ah, inkasta oo labadaba khayr ku jiro.”
Waxaa wariyay Muslim.

41
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img