Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Naxariis iyo Dabeecad Jilicsan

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Naxariis iyo Dabeecad Jilicsan
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Naxariis iyo Dabeecad Jilicsan

سلسلة الأخلاق – الرفق واللين
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الرفق واللين
قال الله تعالى :
فبما رحمة من الله لنت لهم ولو كنت فظا غليظ القلب لانفضوا من حولك
( آل عمران : 159 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
إن الرفق لا يكون في شيء إلا زانه . ولا ينزع من شيء إلا شانه
رواه مسلم
Taxanaha Akhlaaqdda – Naxariis iyo Dabeecad Jilicsan
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Naxariis iyo dabeecad jilicsan
Allaah Subxaanahu watacaalaa wuxuu yiri:
” Naxariista Alle darteed ayaad ugu dabeecad jilicsanaatay, haddaadse adiga tahay mid qalafsan oo qalbi adag, way kaa kala tegi lahaayeen.”
(Aal-Cimraan: 159)
Nabiga ﷺ wuxuu yiri:
“Naxariistu (dabeecadda jilicsan) wax kasta oo ay ku jirto way qurxisaa, wax kasta oo laga bixiyana way xumaysaa.”
Waxaa wariyay Muslim.

29
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img