Document

Silsiladda Akhlaaqdda – Qanaacadda new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Silsiladda Akhlaaqdda – Qanaacadda
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Silsiladda Akhlaaqdda – Qanaacadda
سلسلة الأخلاق – القناعة
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
القناعة
قال الله تعالى :
ولا تمدن عينيك إلى ما متعنا به أزواجا منهم زهرة الحياة الدنيا لنفتنهم فيه ورزق ربك خير وأبقى
( طه : 131 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
قد أفلح من أسلم ، ورزق كفافا ، وقنعه الله بما آتاه
رواه مسلم
Silsiladda Akhlaaqdda – Qanaacadda
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu dadka ku boorrisay kuna amartay:
Qanaacadda (Ku qanacsanaanta wixii Alle ku siiyay)
Alle (kor ahaaye) wuxuu yiri:
“Ha u taagin indhahaaga waxa aan ugu raaxaynay kooxo ka mid ah (dadka), ubaxa nolosha adduunka, si aan ugu imtixaano. Risqiga uu Rabbigaagu bixiyo ayaa ka khayr badan, kana baaqi ahaansho badan.”
(Suuradda Taha: Aayadda 131)
Rasuulkii Illaahay ﷺ wuxuu yiri:
“Waxaa guuleystay qofka islaamay oo la siiyay nolol ku filan, Illaahna ka dhigay mid ku qanacsan wixii uu siiyay.”
(Waxaa wariyay: Muslim)

3
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img