Silsiladda Akhlaaqdda – Jacaylka Alle dartiis 
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Silsiladda Akhlaaqdda – Jacaylka Alle dartiis
سلسلة الأخلاق – الحب في الله
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الحب في الله
قال الله تعالى :
والذين تبوءوا الدار والإيمان من قبلهم يحبون من هاجر إليهم
( الحشر : 9 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
سبعة يظلهم الله يوم القيامة في ظله يوم لا ظل إلا ظله : وذكر منهم : ورجلان تحابا في الله ، اجتمعا عليه وتفرقا عليه
متفق عليه
Silsiladda Akhlaaqdda – Jacaylka Alle dartiis
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu dadka ku boorrisay kuna amartay:
Jacaylka Alle dartiis
Allaah (kor ahaaye) wuxuu yiri:
“Kuwa degay magaalada (Madiina) iyo kuwa rumeeyey Iimaanka hortood waxay jecel yihiin kuwa u haajiray iyaga”
(Surat Al-Hashr: Aayadda 9)
Rasuulkii Illaahay ﷺ wuxuu yiri:
“Toddoba qof ayuu Allaahay hoos gelin doonaa hadhkiisa Maalinta Qiyaame – maalin aan hadh kale jirin aan ka ahayn hadhka Illaahay – waxaana ka mid ah:
“Laba nin (ama qof) oo isu jeclaaday Illaahay dartiis, kulmay iyagoo jacaylkaas ku kulmay, kala tegayna iyagoo jacaylkaas ku kala tegay.”
(Waxaa wada wariyey : Bukhaari & Muslim ).